(Sawirro) Guddiga amniga Golaha shacabka oo Su’aalo weydiiyey Wasiir Xundubey

Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee Baarlamanka federaalka Somalia ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka  amniga Xukuumada Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale iyo Wasiiru dowlaha Wasaaradaas. Kulanka oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay ka wada hadleen labada dhinac xaalada amni ee dalka oo maalmihii dambe weerarro ay ka dhacayeen, diyaar garowga sugidda amniga doorashooyinka, … Continue reading (Sawirro) Guddiga amniga Golaha shacabka oo Su’aalo weydiiyey Wasiir Xundubey